Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Itoobiya oo Xalay Howlgalo Kasameeyey Magaalada Baladweeyne
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 29 2008
Ciidamada Itoobiya oo Xalay Howlgalo Kasameeyey Magaalada Baladweeyne
Written by Ali Moallim   
Thursday, 29 May 2008

Baladweeyne,(insidesomalia.org)-Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Degmada Baladweeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa howlgalo ay dad ku qab qabteen xalay ka fuliyay Degmadaasi.


Ciidamada Itoob ayaa habeenimadii xalay ahaa waxaa ay howlgalo ka sameeyeen Suuqa Huriwaa ee Xaafada Hawlwadaag ee Magaalada Baladweeyne ee Gobolka Hiiraan.


Ciidamadani ayaa inta ay howlgalada ku jireen waxaa ay jabiyeen 3 dukaan oo ku yalay suuqaasi oo ay lahaayeen dad rayid ah, isla markaasina ka kexeeysteen 3 nin oo ay la aadeen fariisimada ay ku leeyihiin Deegaanka Janta kun dishe ee duleedka Degmada Baladweeyn,lamana garanayo sababta ay Ciidamada Itoobiyaanka ragaasi u kexeeysteen.


Sidoo kale waxaa lagu soo waramayay in Ciidamada Itoobiyaanka ay hub ka heleen Dukaan uu lahaa Ganacsade reer Baladweeyne ah,waxaana subaxnimadii hore ee saaka ay Ciidamada Itoobiyaanka isaga bexeen Suuqaasi.

Waqtiyadii ugu danbeeyay waxaa ay Ciidamada Itoobiyaanka bilaabeen in ay howlgalo ka sameeyaan gudaha Magaalada Baladweeyne ee Gobolka Hiiraan, taasi oo hoos u dhigtay Ganacsigii Degmadasi, iyadoo dadku ay cabsi xoogan ka qabaan in waxyeelo ay ka soo gaarto Ciidamada Itoobiyaanka ee xiliyada habeenka ah ku faafa Xaafadaha Magaalada.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >